Gudoomiyaha gobolka shabellaha hoose ayaa degmada qoryoolay ka furay baraamij is dhaxgalka bulshadda ah kaas oo la isugu soo dhawaynayo bulshadda G/Shabellaha Dhexe.
Barnaamijka Bulsha Bille ee lagu qabtay degmada qoryoolay ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabellaha hoose iyo ururadda bulshadda rayidka .
Ahmiyadda kulankan uu leeyahay ayaa ah in la isku soo dhaweeyo bulshadda islamarkaasna si siman looga wada shaqeeyo nabadda taasoo aan imaan Karin shacabka la’aantiis.




From the comments