Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, waxay sheegayaan inuu is casilay guddoomiyahii maxkamadda magaaladaasi Sheekh Xasan Macallin Aadan.
Warar laga helayo ilo isaga ku dhow waxay sheegayaan in sababta uu isku casilay ay tahay mushaar la’aan muddo haysatay.
Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa la sheegay in dhaqaale xumo baahsan ay ka jirtay maxkamadda Kismaayo, sidaasina ay keentay in guddoomiyaha uu is casilo.




From the comments