Goobjoog

Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Soo Bandhigtay Dacwadaha Loo Haysto Wariye Coldoon

Xeer Ilaalinta maamulka Somaliland ayaa soo bandhigtay dacwadaha loo haysto wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo bishii hore ee February lagu xiray magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Qoraalkaan kasoo baxay…

Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Soo Bandhigtay Dacwadaha Loo Haysto Wariye Coldoon

Xeer Ilaalinta maamulka Somaliland ayaa soo bandhigtay dacwadaha loo haysto wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo bishii hore ee February lagu xiray magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.

Qoraalkaan kasoo baxay xafiiska xeer ilaalinta maamulka Somaliland ayaa lagu eedeeyey wariye Coldoon, Saddex qodob oo ay kamid yihiin inuu aflagaadeeyay madaxda sare ee Somaliland, sidoo kalena ka qeyb qaatay doorashadii madaxweyne Farmaajo.

Qoraalka halkaan hoose ka akhriso:

C1C2

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments