Guddiga Qaran Ee Gurmadka Abaaraha ayaa soo saaray qiimaga deeqaha ay gaarsiiyeen dhammaan gobollada dalka. Waa wajiga 2aad ee gaarsiinta deeqaha
Hadaba, Waxaa Maamullada Loo Gaarsiyay Sida Soo Socota:
| Magaca Maamulka | Lacag | Raashin | Dawo |
| Somaliland | $200,000 | ||
| Puntland | $150,000 | ||
| Jubbaland | $150,000 | ||
| Koonfur Galbeed | $150,000 | 38 Tone | |
| Galmudug | $150,000 | ||
| Hirshabeelle | $150,000 | ||
| Banaadir | $100,000 | 20 Tone | |
| Sool, Sanaag, Ceyn | $100,000 | ||
| Wadarta Guud: | $1,150,000 |




From the comments