Uurka Jaamacadda Carabta ayaa Sheegay Inay Israel la yeelan doonaan xiriir haddii ay ka baxdo dhulk carbeed oo ay qabsatay dagaalkii 6-da maalmood ee 1967 dii
Hogaamiyaasha Carbeed ee ka qeyb galay Shir madaxeedka ururka Jaamacadda Carabta qeybtiisii 28-aad kaasi oo lagu soo gaba gabeeyay waddanka Urdur ayaa waxay sheegeen inay xiriiro Taariikhi ah ay la yeelan karaan Israel haddii ay ka baxdo dhulka Carbeed oo ay heesatay tan iyo sanadkii 1967, iyagoo diiday sidoo kale faraglin walba oo ka timaada gudaha iyo dibadda.
Sidoo kale hogaamiyaasha ururka Jaamacadda Carabta ayaa waxay sheegeen in dib loo soo celin doono wadahadalladii u dhaxeeyay Falastiin iyo Israel kuwaas oo ay sheegeen in lagu dhexdhexaadinayo labada dhinac.




From the comments