Rag hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in degmada Caabduwaaq ee gobolka Galgaduud ku dileen Labo ruux, halka ay dhaawaceen Afar kale.
Guddomiyaha degmada Caabudwaaq Mahad Cumar oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay iney ku raad joogaan raggii ka damabeeyay dilkaasi.
Waxa uu sheegay in marar badan sidaan oo kale ay degmada uga dhaceen dilalka qorsheysan balse ay wadaan baaritaan.




From the comments