Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegayaa in uu ansixiyay qorshe lagu xoojinayo dagaalka iyo howl-gallada ay ciidamada Mareykanka ka wadaan gudaha Soomaaliya, gaar ahaan la dagaalanka Al-shabaab.
Labo arrin ayaa ugu muhiinsan qorshaha uu saxiixay Trump:
- In Ciidamada Mareykanka ay qaadi Karaan weerar iyo howlgallo dhulka Ah, iyda oo ay wehliso duqeyntii cirka aheyd.
- In ay Dhici karto waxyeello soo gaarto dadka rayidka ah, Ogolaashiyaha in la bartilmaameedsado rayidka wa siyaasad cusub oo Trump leeyahay.
Qoraalkan waxaa kaloo lagu sheegay in la taageerayo AMISOM iyo ciidamada Soomaaliya, laakin lama sheegin qaabka.




From the comments