Guddiga doorashada maamul goboleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada madaxtinnimada ee halaasi ka dhici doonta 10-ka bisha.
Murashaxiin badan ayaa lagu wadaa in ay isdiiwaangeliyaan maalmaha soo socda si ay ugu tartamayaan jagada uu iska casilay Cabdikarim Guleed.
Maamulka Galmudug ayaa horay u diiday soo jeedinta ra’isul wasaare Khayre ee aheyd in doorashada dib loo dhigo 45 cisho, arrintaas oo sidoo kale ay dalbadeen maamulka Islaamiga ah ee Ahlu Sunna.




From the comments