Ololaha LoveArmyForSomalia ayaa maanta Turkish Airlines ku keenay illaa 60 tonnes oo gargaar cunto ah, ololaha waxaa sameeyay Jerome Jarre oo ah Faransiis deggan dalka Mareykanka.
Shirkadda Turkish Airlines ayaa ka jawaabtay dalabka kooxda ololaha wadday oo aheyd in raashiinka ay laga gado dalka Turkiga isla markaana si lacag la’aan ah loogu daabulo diyaaradda laga leeyahay dalka Turkiga.
Ololahan oo socday 17 maalmood waxaa ay ururiyeen illaa 2.5 Milyan, ugu dambeyntiina waxaa la keenay raashiinkii gargaarka ahaa.




From the comments