Goobjoog

Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Loo Qeybiyey Mooshin Ka Dhan Ah Heshiiskii Berbera Ee Somaliland Iyo Imaaraadka

20 xildhibaan ayaa maanta golaha shacabka horkeenay mooshin ka dhan ah dalka Imaaraadka iyo saldhigga militari ee ka saxiixday maamulka gooni u goosadka ah ee Somaliland. Xildhibaannada golaha shacabka ee…

Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Loo Qeybiyey Mooshin Ka Dhan Ah Heshiiskii Berbera Ee Somaliland Iyo Imaaraadka

20 xildhibaan ayaa maanta golaha shacabka horkeenay mooshin ka dhan ah dalka Imaaraadka iyo saldhigga militari ee ka saxiixday maamulka gooni u goosadka ah ee Somaliland.

Xildhibaannada golaha shacabka ee mooshinka keenay waxaa ay sheegeen in heshiiskaas dhex maray Imaaraadka iyo Somaliland uu meel uga dhacayo qarannimada Soomaaliya.

Halkaan hoose ka akhriso mooshinka:

 

B1

B2

B3

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments