Goor dhow kulan madaxweyne Farmaajo uu la yeeshay golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha ahana duqa cusub ee gobolka Banaadir.
Ugu horreyn waxaa xilkii laga qaaday guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale, waxaana xilkaasi loo magacaabay Taabid Cabdi.
Taabid ayaa ka tirsanaa safaaradda Soomaaliya ee Maraykanka, waxaana uu muddooyinkaan ku sugnaa magaalada Muqdisho.




From the comments