Madaxweynaha dowladda FederaalkS oomalaiya Maxamed C/laahi Farmaajo aya aku dhowaaqay goor dhow in dalka uu ku jiro xaalad dagaal.
Madaxweynaha oo ka qeybgalay kulanka golaha wasiirada ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay bilaabayso qorshe dagaal oo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab.
Madaxweynaha ayaa ku dheeraaday ka hadalka xaaladda amniga ee dalka ku sugan yahay, isaga oo si adag ula hadlay golaha wasiirada.




From the comments