Goobjoog

Faah-faahin: Nabadoon Lagu Dilay Yaaq-Bari, Shabeellada Hoose

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeeysa dil habeenkii xalay degaanka Yaaq-bari weyne ee Shabeellaha hoose loogu geeystay Nabadoon Caan ka ahaa deegaankaas. Marxuumka dilka loo geeystay ayaa lagu Magacaabi…

Faah-faahin: Nabadoon Lagu Dilay Yaaq-Bari, Shabeellada Hoose

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeeysa dil habeenkii xalay degaanka Yaaq-bari weyne ee Shabeellaha hoose loogu geeystay Nabadoon Caan ka ahaa deegaankaas.

Marxuumka dilka loo geeystay ayaa lagu Magacaabi jiray  Cabdullaahi Xuseen faarax, waxaana eheladiisa ay xaqiijiyeen inuu ka mid ahaa ergooyinkii soo xulay Xildhibaanada Hirshabeelle.

Raxmo Axmed Cali oo kamid ah ehellada Marxuumka geeriyooday ayaa sheegay in gurigiisa ay ugu galeen labo ruux oo bustoolado ku hubeeysaan,kadibna ay halkaasi ku dileen Nabadoonkaasi.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments