Aroornimadii sabtida waxaa lagu waramayaa in todobo(7) nin oo hubeysan ay dhac u geystay Qunsuliyadda Soomaalida ee magaalada Karach, qunsuliyadda waxaa ay ku taalay, Block 5 Clifton ee magaalada Karachi.
Burcadda waxaa ay horay u kaxeysteen 2 shaqaale iyo 2 waardiye ah, waxaa kaloo ay qaateen 4 Laptoo, 4 Mibile iyo hal LCd, CCTV
Soomaaliya iyo Pakistaan waxaa ay March 16, 57 sano oo xiriir diblomaasiyadeed ah, waxaa halkaas Soomaaliya safiir uga ah Khadija Maxamed .




From the comments