Goobjoog

Warbixin: Waa Sidee Hannaanka Shaqaaleysiinta Ee Dwoladda

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo shaqooyin u raadsaday dowladda ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay hannaanka shaqaaleysiinta dowladda. Qaarkood shaqooyin ayeey heleen halka qaarna ay aaminsan yihiin in shaqada lagu bixiyo qaab…

Warbixin: Waa Sidee Hannaanka Shaqaaleysiinta Ee Dwoladda

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo shaqooyin u raadsaday dowladda ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay hannaanka shaqaaleysiinta dowladda.

Qaarkood shaqooyin ayeey heleen halka qaarna ay aaminsan yihiin in shaqada lagu bixiyo qaab weji aqoon ah.

Hadaba warbixintaan ayeeynu ku eegeynaa hannaanka shaqaaleysiinta dowladda.

Halkaan hoose ka dhageyso

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments