Wasiirka xanaanada xoolaha maamulka Soomaaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir iyo saraakiil ka tirsan wasaaraddiisa ayaa si wadajira waxay uga qeyb galeen shir looga hadlaayay arrimaha caafimaadka xoolaha kaasi oo ka dhacay magaalada Campala ee caasimadda waddanka Ugandha.
Kulankaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay hay’adaha ka shaqeeya xoolaha waxaana diiradda lagu saaray shirkaan intii uu socday sidii loo ilaalin lahaa caafmaaadka xoolaha Soomaaliya maadaama xoolaha loo iib geeyo qaar ka mida wadamada Khaliijka.
Wasiirka xanaanda xoolaha maamulka Soomaaliland Cabdullaahir Maxamed Daahir ayaa sheegay in wafdi dhaqaatiirka xoolaha ee ka socda waddanka Sacuudi Carabiya ay gaareen magaalada Hargeysa,si ay ugu kuur galaan dhibaatada dhanka caafimaadka ah ee haysata xoolaha waxa uuna yiri




From the comments