Dowladda China ayaa waxay ka digtay isku dhac u dhaxeeya dowladaha Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi xilli ay cirka isku sii shareerayso xiisadaha colaadeed ee u dhaxeeya.
Dowladda Maraykanka ayaa sheegaty inay qalqalweyn ay ka qabto arinta ku saabasan Kuuriyada waqooyi ee dhanka horumarinta hubka Nucleerka,isagoo tilmaamay in uu Maraykana uu u diray diyaaradaha xambaara Nucleerka Jasiiradda Kuuriyada.
Dowlada Chaina ayaa ka cabsi qabta oo dowladda kaliya ee taageerada ka hesha Kuuriyada waqooyi inuu dhaco dagaal u dhaxeeya Maraykanka iyo Kuuriyada waqooyi kaasi oo keeni kara inuu burburo nidaamnka iyo kala dambeyntii iyo inay soo wajahaan dhibaatooyin xaduudaha waddanka Chaina.




From the comments