Akhriso: Magacyada Guddoonka Guddiyada Golaha Shacabka Oo Dhameystiran

Bishan 17-keedii waxaa la soo gabagabeeyay doorashada guddoonka 14-ka ah ee guddiyada golaha shacabka uu ka kooban yahay, waa illaa 14 guddi oo mid weliba uu leeyahay guddoomiye, goddoomiye ku-xigeen iyo hoghaye.
Doorashada oo dhacday 13, 15, 16 iyo 17ka ย bishan ayaa maanta golaha shacabka la horkeenay liiska guddoonka guddiyada golaha ย oo dhameystiran.
Hadaba, Halkan Ka Akhriso, Magacyada Guddoonka Guddiyada Golaha Shacabka:
Guddiga Xuquuqul Insaanka: Guddoomiye Xildhibaan Sagal Isaq Biixi, Guddoomiye ku-xigeen Xildhibaan Maryan Maxamud Ciise iyo Xoghaye Xildhibaan Ikran Aden Absuge.
Guddiga Kheyraadka Dabiiciga: guddoomiye Xildhibaan Cabdullahi Godax Barre, guddoomiye ku xigeen Xildhibaan Cabdifitax Maxamed Cali iyo Hoghaye Xildhibaan Ibrahim Maxamed Xuseen.
Guddiga Beeraha: guddoomiye Xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caano-nuug, guddoomiye ku-xigeen Xildhibaan Aden Ibrahim Dhaayow iyo Hoghaye Ibrahim Maxamed Xuseen
Guddiga Howlaha Guud: guddoomiye Xildhibaan Cabdifitaax Ismaciil Daahir, goddoomiye ku-xigeen Farxiyo Xasan Axmed iyo Hoghye Farxiyo Muumin Cali.
Guddiga Xeer-hoosaadka: guddoomiye Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye, guddoomiye ku-xigeen Xildhibaan Faadumo Faarax Ibrahim iyo Hoghaye Sharmaโarke Suleyman Buraale.
Guddiga Dib-u-heshiisiinta: guddoomiye Xildhibaan Maxamed Cabdi Gaandhi, guddoomiye ku-xigeen Xildhibaan Macalin Aden Cadow iyo Hogaye Yusuf Xeyle Jimcaale.
Guddiga arrimaha dibadda: guddoomiye Xildhibaan Cabdulkadir Cosoble Cali, guddoomiye ku-xigeen Xildhibaan Sacdiya Yasin Xaaji Samantar iyo Hogahye Xildhibaan Biixi Iman Cige
Guddiga Arrimaha Gudaha: guddoomiye Xildhibaan Fowsiya Maxamed Sheekh, guddoomiye ku-xigeen Xildhibaan Maxamed Cabdulle Faarax(Geesey) iyo Hogahaye Maxamed Cabdi Ibrahim.
Guddiga Difaac: guddoomiye Xuseen Carab Ciise, guddoomiye ku-xigeen Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaq(Afaraale) iyo Hogahaye Xildhibaan Saadaq Xirsi Warfaa.
Guddiga Warfaafinta: guddoomiye Xildhibaan Khaalid Macow Cabdiqadir, guddoomiye ku-xigeen Xildhibaan Amina Cumar Jaamac iyo Hoghaye Jibril Cabdirashid Xaaji Cabdi.
Guddiga Adeegga Bulshada: guddoomiye Xildhibaan Cali Cusmaan Xirsi, guddoomiye ku-xigeen Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo Hoghaye Xildhibaan Dahabo Susuow Maxamud.
Guddiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga: guddoomiye Xildhibaan Maxamud Cabdiraxmaan Beenebeene, guddoomiye ku-xigeen Xildhibaan Daahir Maxamud Muuse iyo Hoghaye Xildhibaan Axmed Maxamed Sh. Maxamed.
Guddiga Maaliyadda: guddoomiye Xildhibaan Cali Cabdi Cusmaan, guddoomiye ku-xigeen Xildhibaan Maxamed Aden Macalin Soomaali iyo Hoghaye Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur.
Guddiga Garsoorka: guddoomiye Xildhibaan Sharif Sheekh Maye, guddoomiye ku-xigeen Xildhibaan Cali Yusuf Cusmaan iyo Hoghaye Xildhibaan Jaamac Maxamed Askar.
Dhinaca kale, ย golaha shacabka horay April 10-keeda waxaa uu doortay shan(5) xubnood oo u matali doonta guddiga la-socodka dib-u-eegista dastuurka kuwaas oo kala ah:
Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle(Col. Ruushka), Xildhibaan Burhaan Aden Cumar, Xildhibaan Cabdirashid Maxamud Xasan, Xildhibaan Cusmaan Xaaji Cali Nuur iyo Xildhibaan Maxamed Cabdullahi Kaamil.
W/Q: Cabdi Caziz Gurbiye,
Goobjoog News