Waxaa goordhaw dab Ku bilowday qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha.
Dad degan xaafadda Black Sea oo LA hadley ayaa Goobjoog News waxaa ay sheegayaan in shacab badan Ku sii qul-qulayaan goobta dabka si ay u hubiyaan dukaamanka ay wax gaareen.
In kasta oo aan LA Hubin khasaaraha dhabta, Dharka, Maacuunta, Raashin iyo Bagaash ayaa lava shaki qabaa in khasaaro badan soo gaartay.




From the comments