Wasiirka Gargaarka & Maareynta Masiibooyinka: Waxaa ay dhalatay 1959, Waxaa ay ku dhalatay Baardheere., dhanka waxbrashada 1979-1983: Jaamacadda Umadda, Kuliyadda Daawada iyo Qaliinka. 1986: Siminar, Jarmalka ee Parlin Uviversity, Intii Holland ay joogtay, Waxaa uu dhigatay Katholic Universities Nijmegen, waxaa ay sidoo kale 2011-2012: Master in Public Health ka dhigatay Jaamacadda Warwick University, UK
Shaqada ay ka qabatay waxaa ka mid ah 1984-1986: Caawiye Macalin Jaamacadda Umadda, 198-1989: Dalka Yemen, Dhakhtar, Primary Health Care, Hey’ad Hollanad, Damaar.
November 18, 2010: Xukuumadii Ra’isul Wasaare Farmaajo, Maryan Qasim Ahmed waxaa loo magacaabay wasiirka arrimaha haweenka iyo qoyska.




From the comments