Kala bar iskuulaadka dalka Ingiriiska ayaa u diyaargaroobaya kordhinta cufnaanta ardayda ee gudaha fasalka, sabab lagu sheegay miisaaniyadda waxbarashao ee dalkaas oo in muddo ah iska dhinta sidii hore.
Cufnaanta fasalka ee ardayga ayaa ahayd 30 arday oo kaliya fasalkii, iyadoo hadda la filayo in tirada ardayda gudaha fasalka ay sodon ka bataan.
Arrinkan ayaa hoggaamiye-yaasha waxbarashada ku haysa walwal farabadan, iyadoo arrintani ay cadaadis xoog leh ku keeni karto mucallimiinta iyo ardayda, saameynna ay ku yeelan karto natiijada imtixaanka, gaar ahaan dugsiyada sare, iyo waliba ardayda jaamacadaha ku biireysa.




From the comments