Sabtidii waxaa la sheegayaa in markab kale lagu weeraray xeebaha Mugud ee bartamaha Soomaaliya.
Weerarka waxaa uu ka dhacay goob u dhaw magaalada Hobyo halkaas oo tuulooyinka magaalada ku dhaw ay hoy ka dhigteen kooxda ugu khatarsan burcad badeedda Soomaalida.
Waxaa lagu waramayaa in hal qof oo ka tirsan shaqaalaha markabka la weeraray uu ku dhaawacmay, weerarkan uma dhiicin sidii la rabay, kadib markii burcadda ku guuldareysteen in ay afduubtaan.




From the comments