Goobjoog

Farmaajo Oo Magacaabay Maareeyaha Guud Ee Hey’adda Saadaasha Iyo Duulista Hawada

Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay maareeyaha guud ee hay’adda saadaasha iyo duulista hawada Soomaaliya. Madaxweynaha JFS Soomaaliya Farmaajo ayaa wuxuu u magacaabay xilkaan Mudane Yusuf Cabdi Cabdulle…

Farmaajo Oo Magacaabay Maareeyaha Guud Ee Hey’adda Saadaasha Iyo Duulista Hawada

Madaxwaynaha Soomaaliya  Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay maareeyaha guud ee hay’adda saadaasha iyo duulista hawada Soomaaliya.

Madaxweynaha JFS Soomaaliya Farmaajo ayaa wuxuu u magacaabay xilkaan Mudane Yusuf Cabdi Cabdulle oo loo yaqaano “Yuusuf Jaalle”.

Yusuf Cabdi ayaa wuxuu horay u soo noqday Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Shabeellaha Dhexe ee dhinaca Arrimaha Siyaasadda.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments