Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashada qaranka Xaliimo Ibrahim Yarey ayaa maanta aqalka sare ka hor akhrisay warbixin ku saabsan wax-qabadka doorashada.
Warbixintan oo horay guddiga u hor dhigay golaha shacabka ayaa waxaa ay hambaarsan tahay talooyin muhiim ah sida:
- In La dhowro dastuurka sharciyada dalka u yaallo.
- In la siiyo guddiga doorkiisa dastuuriga ah isla markaana la baabiyo guddiyada aan dastuuriga aheyn.
- In Guddiga la siiyo taageero dhaqaale oo ku filan, oo lagu laabto miisaaniyadda guddiga 2016-kii
- In hey’adaha dowladda ay ku taageeraan guddigan gudashada waajibkiisa.
- In la dhameystito sharciyada loo baahanyahay si doorasho loo qabto
- In Baarlamaanka uu guntado ka qeybqaadashada dowrka ka aadan xalinta caqabada kor ku xusan.
Magacyada Guddiga:




From the comments