Waxaa dhammaatay tirinta codadka wareegga Koowaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug, taasi oo ka socota magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.
Wareegga Koowaad waxaa ku tartamay Saddex musharrax, waxaana codeeyay 89 xildhibaan, 1 cod ayaa halaabay, waxayan musharraxiinta codadka u kala heleen sidan:-
Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo helay 57 cod




From the comments