Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxmed C/laahi Farmaajo ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa inuu u ambabaxo magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.
Madaxweynaha ayaa casumaad rasmi ah ka helay dowladda Itoobiya, waxaana halkaasi uu ku sugnaan doonaa muddo Saddex cisho ah.
Sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay Itoobiya la kulmi doona madaxda dalkaasi oo ay ka wada hadli doonaan xiriirka Labada dal.




From the comments