Wadanka Venezuela waxaa ka sii socda iska horumaadyo u dhaxeeya ciidamada booliska iyo dibadbaxyaal taasi oo keentay inuu dhinto mid ka mida dadkii dibad baxyada dhigayay.
Dibad baxyada ayaa inta badan waxay ka socdaan magaalooyin kala duwan ee ka tirsan waddanka Venezuela, dadka ayaa waxey ku tuurayaan xarumaha dowladda dhagaxaan iyo dhalooyinka wax guba.
Venezuela ayaa waxey goob joog u noqotay muddo Bil ah dibadbaxyo xiriir kuwaas oo ay dhigayaan dadka shacabka ah.




From the comments