Goobjoog

Madaxda Dowladda Federaalka Ah Oo Aasay Wasiir Ay Ciidamadooda Dileen

Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Siraaje oo ay xalay ciidamada dowladda ay ku dileen Muqdisho ayaa galabta lagu aasay Qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo…

Madaxda Dowladda Federaalka Ah Oo Aasay Wasiir Ay Ciidamadooda Dileen

Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Siraaje oo ay xalay ciidamada dowladda ay ku dileen Muqdisho ayaa galabta lagu aasay Qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo  iyo madaxda qaranka ayaa salaadda jinaasada kula tukatay xarunta madaxtooyada.

Ra’isul wasaaraha iyo xubno ka tirsan xukuumadda, guddoonka baarlamaanka iyo xildhibaanno, bulshada rayidka iyo shacab kale ayaa ka qeybgalay aaska wasiirka.

vzz

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments