Goobjoog

Maqaaxida Coffee Italia Iyo Agagaarka Immigration Oo Qarax Ka Dhacay

Qarax gaari ayaa goordhaw waxaa uu ka dhacay maqaahida Coffee Italia oo u dhaw xafiiska Immigration ee wadada Maka- Al-mukarama. Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah ayaa lagu soo waramayaa in…

Maqaaxida Coffee Italia Iyo Agagaarka Immigration Oo Qarax Ka Dhacay

Qarax gaari ayaa goordhaw waxaa uu ka dhacay maqaahida Coffee Italia oo u dhaw xafiiska Immigration ee wadada Maka- Al-mukarama.

Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah ayaa lagu soo waramayaa in uu qaraxa ka dhashay, gawaarida gargaarka ayaa dadka u daad-gureeynaya Isbitaal Madiina iyo goobaha kale ee caafimaad.

Wararka ku saabsan qaraxa kala soco, Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments