Waxaa maanta xilkii si rasmi ah looga qaaday taliyahii ciidanka NISA ee gobolka Banaadir Maxamed Xasan Faarax, iyadoo xilkaasi loo magacaabay mas’uul cusub.
Madaxweyne Farmaajo ayaa xilkaan u magacaabay Saadaq Cumar Xasan oo mar ahaa taliyahii ciidanka Nabad sugidda Galmudug.
Magacaabista taliyahan cusub ayaa qeyb ka ah isbedalka ay dowladda Federaalka ku waddo laamaha ammaanka, iyadoo horey xilalka looga qaaday taliyeyaal dhowr ah.




From the comments