Goobjoog

Degmada Buurhakaba Oo Loo Magacaabay Guddoomiyahii 5-aad, Labo Sano Gudahood

uddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere C/raxmaan ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Buurhakaba, kadib wareegto uu soo saaray guddoomiyaha. Waxaa xilkaan loo magacaabay Maxamed Ibraahim Nuur, kaasi oo noqonaya guddoomiyahii…

Degmada Buurhakaba Oo Loo Magacaabay Guddoomiyahii 5-aad, Labo Sano Gudahood

uddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere C/raxmaan ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Buurhakaba, kadib wareegto uu soo saaray guddoomiyaha.

Waxaa xilkaan loo magacaabay Maxamed Ibraahim Nuur, kaasi oo noqonaya guddoomiyahii 5-aad ee muddo Labo sano ah gudahood loo magacaabo degmada Buurhakaba.

Waxa uu guddoomiyaha gobolka Baay uu kula dardaarmay guddoomiyaha cusub ee Buurhakaba in shaqada loo dhiibey u guto si daacad ah, keenana isbedal badan oo degmada ah.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments