Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa aqbalay inuu Maraykanka hubeeyo kooxda Kurdiyiinta si ay ula dagaallamaan ururka Daacish sida ay sheegtay wasaaradda gaashaadhigga ee dalkaasi.
Afhayeen u hadashay wasaaradda gaashaadhigga Mareykanka ayaa sheegtay in kooxda Kurdiyiinta uu mareykanka uu hubeyn doono iyagoo la siinayo hubka nuucyadiisa kala duwan.
Tallaabada uu ku hubaynayo Mareykanka Kurdiyiinta ayaa waxay ka carreysiisay dowladda Turkiga oo iyadu Kurdiyiinta u aqoonsan inay yihiin argagixiso.




From the comments