Madaxweynaha Mareykanka D. J. Trump ayaa sheegaya in xafiiska dambi barista ee FBI-da aaney wax baaritaan ah ku aheyn arrita ku saabsan xiriirka uu la leeyahay dalka Ruushka.
Madaxweynaha waxaa uu sheegay in uu madaxa FBI-da weydiiyay in la baarayo in in kale, “waxaana la iigu jawaabay Maya” ayuu intaa raaciyay.
Mar la weydiiyay sababta uu u ceyriyay madaxdii FBI James Comey waxaa uu yiri“FBI-da waxaa ka taagan Fowdo, ninkan waa nin jecel in uu soo muuqdo, si kastaba waan cetrin lahaa”




From the comments