Ciidamada Ciraaq ayaa waxay sheegeen inay dileen ku dawaad 50 askari oo ka tirsan ururka Daacish ka dib dagaal ku dhex maray labada dhinac magaalada Kheyraan .
Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in Daacish ay ka qabsadeen Sagaal tuullo oo horay ay u maamuli jireen kooxdaan magaalooyinkaan ayaa waxay ahaayeen kuwo go’doonsan oo Daacish ay maamuli jirtay.
Magaalada Kheyraan waxa ay ka mid ahayd magaalooyinka ugu muhiimsan ururka Daacish marka loo eego dhanka saadka iyo gurmadka balse ciidamada Ciraaq ayaa dagaal kula wareegay .




From the comments