Goobjoog

Xuska Munaasabadda 74 Guurada SYL Oo Dalka Oo Dhan Laga Xusayo

Xuska Munaasabadda 74aad ee aasaaskii SYL ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo Soomaaliya ah, maalintan ayaa sidoo kale astaan u ah dhalinyarada iyo wadaniyadda. Ururrada Dhalinyarada,…

Xuska Munaasabadda 74 Guurada SYL Oo Dalka Oo Dhan Laga Xusayo

Xuska Munaasabadda 74aad ee aasaaskii SYL ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo Soomaaliya ah, maalintan ayaa sidoo kale astaan u ah dhalinyarada iyo wadaniyadda.

Ururrada Dhalinyarada, Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo bulshada rayidka ah ayaa lagu wadaa in si isku mid ah ugu dabaal-dagaan xuska maalintaas astaanta u ah wadaniyadda.

Madaxda  Sar sare ee Dalka ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb-qaataan dabaadegga maalintan, Islamarkaana Hadalo ka jeediyaan  Munaasabadda Xuska 15-ka May .

Sanad kasta Maanta  oo kale  ayaa loo dabaaldagaa xuska  15-May  oo ah maalin dhalinayarada.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments