Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo horay la damacsanaa in baaritaan lagu sameeyo xiriirkiisa dalka Ruushka ayaa waxaa uu sheegayaa hadda in labo sir uu la wadaagay Ruushka
Donald Trump waxaa uu sheegay in wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka uu la wadaagay sir ku saabsan Daacish iyo nabad-galyada duulimaadka diyaaradaha.
Washington Post oo arrinkaas kashiftay waxaa ay sheegeysaa in Donald Trump uu bixiyay sir uu ka helay dalka ay Mareykanka saxiibo yihiin, dalkaas oo aan ogolaashiyo laga heysan in arrinkaas la sheego.




From the comments