Ugu yaraan waxaa lagu dilay Yeman 25 ka tirsan kooxaha Xuutiyiin ah, halka tobaneeyo kale ay soo gaartay dhawaacyo, ka dib markii iska horumaad u dhex maray ciidamada dowladda Yeman iyo maleyshiyaadka Xowthiyiinta.
Iska horimaadkaan ayaa waxa uu ka dhacay xaafadaha Shibwah, Daalic iyadoo dhanka kale siyaasi caan ka ah magaalada Cadan lagu dilay halkaasi.
Afhayeen u hadlay ciidamada dowladda Yeman ayaa waxa uu sheegay in kooxaha Xothiyiinta ah ay gaarsiyeen qasaaro weyn, waxa uu intaas ku daray in gawaari nuuca dagaalka ah ay ka gubeen.




From the comments