Dowladda Sacuudiga ayaa u yeertay madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir si uu uga qeyb-galo shirka Trump Iyo Madaxda Carabta.
Al-bashiir waxaa doon dooneyso maxkamadda dambiyada caalamiga ah, waxaa horay 2009-kii loogu eedeeyay in ciidamadiisa ay Daarfur ku dileen 2003-dii in ka badan 3000 oo dadka deegaanka ah.
Dowladd Sacuudiga ayaa Al-bashiir ka codsatahay inuu ka soo qeyb galo shirmadaxeedka u dhaxeeya hogaamiyaasha dowladaha Islaamka iyo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.




From the comments