Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in sabtida uu caasimadda Sacuudiga ee Riyaadh uga qeyb-galo illaa 3 shir madaxdeed.
Shir madaxeedka 1aad waa mid Trump uu la yeelan doono boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi Casis waxaana lagu wadaa labada nin ay ka wada hadlaan xiriirka labada dal.
Shir madaxdeedka 2aad waa shir madaxeedka uu Donald Trump la yeelan doono wadamada gacanka carabta oo halkaas ku kulmaya shir madaxdeed sanadle ah, Washington waxaa ay gacanka ka leedahay dano badan iyo saldhigyo military, waxaana lagu wadaa in arrimahaas iyo kuwoo kale ka wada hadlaan labada dhinac.




From the comments