Guddi iskugu jira xildhibaano iyo waxgarad ka titsan Maamulka Hirshabeele ayaa Gaaray magaalada Baledweyne si ay xal ugu helaan Colaada ka soo cusboonatay meelo ka mid ah Gobolka Hiraan.
Xildhibanadan ayaa kulama la qaatay maamulka Gobolka Hiraan iyago oo bilabaya kulamo ay la qaadan doonaan waxgaradka labada dhinaca beelaha Ku dagalamay Gobolka Hiraan degaano ka tirsan.
Xildhibaan Maxamuud Waber oo ah mudane ka tirsan baarlmaanka Hirshabelle ayaan ka wareysanay xaaladda hadda degaanada lagu dagalamay iyo ilaa hadda waan waanta ay sameeyeen ayaa noo sheegay in ay kulama hor udhac ay wada qataeen maamulka Gobolka.




From the comments