Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa maanta in magaalada Riyadh uu kula hadlo madaxda iyo wakiilo ka kala socda wadamada Islaamka, isaga oo kala hadli doona wada noolaashiyada diimaha iyo la dagaalanka argigixisada.
Donald Trump waxaa uu xoogga saari doona in wadamada Islaamka Sunniga ah ay sameystaan xulufo ka dhan ah” Argigixisada iyo Shiicada”.
Shirka hoggaamiyeyaasha Islaamka iyo Trump waxaa ka qeybgalaya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo dalkiisa uu ka mid yahay wadamada uu ka socda la dagaalanka kooxahaas.




From the comments