Madaxweynaha dalka Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulamo la qaatay qaar kamid ah madaxda islaamka iyo Maraykanka ,kaas looga hadlay sidii wadamada islaamka ay ugu midoobi lahaayeen la dagaalanka daacish iyo arimo kale.
Kulamada qaar ayaa si gaar ah waxa uu madaxweynaha ugala hadlay qaar kamid ah dalalka daneeya Soomaaliya sidii ay Soomaaliya arrimo badan uga caawin lahaayeen.
Dhanka kale, Donal Trump, Madaxweynaha Maraykanka oo kulankaa ka hadlay ayaa ku eedeeyay dawlada Iran amni darada ka jirta gobolka iyadoo dowlada Iran ay ka mid tahay wadamo Islaam ah oo muwaadiniintooda laga mamnuucay dalka Maraykanka.




From the comments