Doon ay la socdeen Tahriibayaal ayaa lagu soo waramayaa in lagu la yahay badda u dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga, waxaana saarnaa doonidaasi dad tiro ahaan gaarayey 100 qof.
Sarkaal u hadlay ciidamada badda ee dowladda Talyaaniga ayaa sheegay in ay wadaan baadigoobka dadkaan la layahay, iyadoo markii dad ugu wardambeysay ay kusoo dhowaayeen biyaha Talyaaniga.
Waxa uu sheegay sarkaalkan iney dedaal ku bixinayaan sidii ay dadkaasi kusoo badbaadin lahaayeen, balse ay suurtagal tahay in doonidaasi ay degtay.




From the comments