Amiir Tamiim oo ah amniirka dalka Qatar ayaa mar uu ka hadlayey xaflad ciidan ku qalin jabinayeen waxaa uu sheegay in Saldhigga Militari ee Caydiid ee Mareykanka ka sameystay gudaha Qatar ay ujeedadiisu tahay mid la iskaga ilaalinayo damaca wadamada dariska ah.
Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Qatar, Amiirka waxaa uu sheegay in Xamaas ay tahay cidda si rasmi ah u matasha Falastiiniyiinta, isaga oo ammaanay Xisbu Laahida dalka Libnaan.
Sheekh Tamiim bin Hamad Al Thani waxaa uu khudbadiisa ku sheegay in Iran ay tahay quwad goboleed ay tahay in xiriirka loo wanaajiyo isaga oo iska fogeeyay in Qatar ay farageliso dalalka kale.




From the comments