AKHRISO: Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyey Heshiiska Imaaraadka Iyo Somaliland
Sheeko:War
Xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka ayaa mooshin ka gudbiyay heshiiska dekadda Berbera ee Imaaraadka iyo Somaliland.
Waxa ay sheegeen in heshiiskaas uu khatar ku yahay siyaasadda, madaxbannaanida iyo qarannimda Soomaaliya.
Hoos ka akhriso Mooshinka