Goobjoog

Askari 3 Qof Oo Rayid Ah Ku Dilay Caabud-waaq

Wararka ka imaanaya magaalada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in nin askari ah uu xabado ku furay dad barakacayaal ah oo raashin loo qeybinayey. Illaa 3 qof ayaa la…

Askari 3 Qof Oo Rayid Ah Ku Dilay Caabud-waaq

Wararka ka imaanaya magaalada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in nin askari ah uu xabado ku furay dad barakacayaal ah oo raashin loo qeybinayey.

Illaa 3 qof ayaa la sheegayaa in isla goobtaasi ku dhinteen, waxaa kale oo la sheegayaa in dhaawacyo jiraan

Lama oga sababta uu xabadda u riday askariga, laakin sida uu weriyaha Goobjoog News ee Galmudug sheegayo waxaa halkaas lagu qeybinayey raashin.

Wararkan oo faah-faahsan kala soco, Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments