Goobjoog

AKHRISO: Magacyada Guddiga Qiimeynta Maxaabiista

Goobjoog News ayaa u suurtagashay iney hesho magacyada xubnaha guddiga qiimeynta maxaabiista ee uu magacaabay madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo. Xubnahan ayaa dhammaantood ah sharci yaqaanno, iyo quburo, waxaana ay qiimeyn…

AKHRISO: Magacyada Guddiga Qiimeynta Maxaabiista

Goobjoog News ayaa u suurtagashay iney hesho magacyada xubnaha guddiga qiimeynta maxaabiista ee uu magacaabay madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo.

Xubnahan ayaa dhammaantood ah sharci yaqaanno, iyo quburo, waxaana ay qiimeyn ku sameyn doonaan maxaabiista ku xiran xabsida dhexe iyo hay’adaha dambi barista.

Magacyada:

  • Dr C/qaadir Maxamed Muuse (Xeer Ilaaliyahii hore ee Qaranka
  • Mukhtaar Nuur (Garsoore ka tirsan maxkamadda racfaanka
  • Dr Tahliil Xaaji Axmed (Qareen)
  • Maryan Nuur Maxamed (Kaaliyaha xafiiska La taliyaha sharciga ee madaxweynaha)

Xubnahan ayaa markii ay qiimeyn soo sameeyaan waxay warbixin ku celin doonaan madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments