Wasaaradda arrimaha dibadda ee Morocco ayaa sheegtay in boqor Maxamed Al-saadis uusan ka qeyb gali doonin shir-madaxeedka 51-aad ee ganacsiga dowladaha galbeedka qaaradda Africa.
Shirkaani ayaa waxa uu ka dhici doonaa caasimadaa dalka Liberia, waxaana kasoo qeyb gali doona wafuud caalami ah oo uu ka mid yahay ra’iisulwasaaraha Israa’iil.
Ilaa iyo hadda lama cadeyn sababaha uu shirka uga soo qeyb gali waayay boqorka Moroco .




From the comments