Ugu yaraan 20 ayaa ku dhimatay Saddex qarax oo is xig-xiga kuwaas oo ka dhacay magaalada Kapuul ee caasimadda Afghaanistaan. qaraxyadaan ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacantay 100 qof.
Qaraxyadaan ayaa waxaa lala beegsaday dad galbinayay Janaaso kuwaas oo waxyeellada ugu badan ay soo gaartay.
Madaxweynaha Afghaanistaan Ashraf Gani ayaa waxa uu sheegay in waddankiisa uu hoy u noqday weeraro, shacabkana looga baa hanyahay inay digtoonaadaan kana hortagaan kooxaha wax qarxinayo.




From the comments