Goobjoog

Madaxweyne Gaas Oo Magacaabay Wasiiro

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Clai Gaas ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu magacaabay wasiiro, wasiiro ku xigeen iyo wasiiru dowleyaal. Wareegto kasoo baxday Gaas ayaa lagu magacaabay xubnahan cusub.…

Madaxweyne Gaas Oo Magacaabay Wasiiro

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Clai Gaas ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu magacaabay wasiiro, wasiiro ku xigeen iyo wasiiru dowleyaal.

Wareegto kasoo baxday Gaas ayaa lagu magacaabay xubnahan cusub.

Magacyada xubnaha cusub:

Cabdiraxmaan Barkhad Warsame­ Wasiirka Warfaafinta, Hiddaha, Dhaqanka & Isgaarsiinta

Cabdikhadar Faarax Shaaciye­ Wasiirka Wasaaradda Dibu dhiska & Horumarinta

Maxamuud Faarax Beeldaaje­ Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda

Yaasiin Cabdi Seed – Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare

Cabdirashiid Cali Geelle – Wasiiru dowlaha Amniga

Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Wasiir kuxigeenka Maaliyadda

Cabdifitaax Xasan Xuseen (Waloore) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka

Aamina Maxamed Cabdullaahi – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada

Cabdiweli Maxamed Yuusuf – Wasiir kuxigeenka Howlaha Guud, Guryeynta & Gaadiidka

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments